Nin Maalintii Wariye ah Habeenkiina kabo tole ah !!! (Daawo Sawirada)

Nin u dhashay dalka Hindiya oo labo xirfad oo kala duwan ku shaqeysta ayaa soo jiitay indhaha Warbaahinta caalamka , waxaana ninkan uu ka sheekeeyay sida uu Wariye ku noqday isaga oo horey kabo tole ama sameeye u ahaa. Suresh Nandmehar, ayaa sheegay in maalintii ku shaqeysto xirfada Wariyanimada halka habeenkiina uu ku shaqeysto sameynta … Continue reading Nin Maalintii Wariye ah Habeenkiina kabo tole ah !!! (Daawo Sawirada)